WARARKII UGU DANBEEYAY

WARARKA CAALAMKA

Trump oo Noqday Madaxweynihii 45aad ee Maraykanka.
- Jan 20, 2017
Donald John Trump ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, munaasabad ...
Daawo Sawirada: Donald Trump oo Loo Dhaarinayo Madaxweynaha Maraykanka.
- Jan 20, 2017
Saacadaha soo socda waxa xilka madaxweynaha  maraynkanka loo caleemo saari  doonaa Donald Trump  oo ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
ECOWAS oo fursad kama dambays ah siisay Yahye Jammeh.
- Jan 20, 2017
Milateriga Galbeedka Afrika ee faragelinaya dhibaatada ka dhalatay doorashada madaxtinimada ee waddanka Gambia ayaa ...
Lix arrimood oo ku saabsan caleemo saarka Trump.
- Jan 20, 2017
Goobta isha lagu hayn doonaa waa US Capitol oo ah goobta uu Trump sida ...
Madaxweynaha Cusub ee Gambia oo lagu dhaariyay Wadanka Senegal.
- Jan 20, 2017
Madaxwynaha cusub ee Gambia, Adama Barrow, ayaa lagu dhaariyay safaarada Gambia ee Dakar ee ...
Ciidamo ka socda dalalka galbeedka Afrika oo lasoo dhoobay xadka Dalka Gambia si ay Wareerar uug qaadaan Dalkaas.
- Jan 19, 2017
Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, ...
Daawo USA: Barack Obama oo qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka degaya Barack Obama ayaa qabtay shirkiisii jaraa’iid ee ugu ...
Daawo Dalka Mali: Weerar Ismiidaamin ah oo lagu dilay in ka badan 60 qof – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo Arbacadii shalay ka ...
Ciidamada Burundi oo Laga Baryayo iney Joogaan Soomaaliya!.
- Jan 19, 2017
Madaxa Amniga iyo Nabad gelyada Midowga Afrika Smail Chergu ayaa booqasho labo maalmood ah ...
Daawo: Madaxweynaha China oo Maraykanka uga digay dagaal Ganacsi – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaweynaha China oo ka qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee World Economic Forum oo ...
Daawo Ruushka: Putin oo beeninyey inay sir ka hayaan Trump – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka ay warbaahinta caalamka ...
Ciyaar-yahan kubadda Cagta ah oo lugu daray liiska Argagixisada.
- Jan 19, 2017
Dowladda Masar ayaa liiska Argagixisada ku dartay Cayaar yahay hore oo katirsanaa Kooxda Al-Ahli ...
Xaaladda Gambia oo ka dareysa, ajaanibta oo isaga baxay dalkaas
- Jan 18, 2017
Madaxweynaha dalka Gaambiya Yahya Jammeh ayaa xilkiisi ku ekaa habeenkii xalay, waxaa sharcigu dhigaayey ...
Nigeria: Diyaaradaha Dowlada oo si khalda u duqeeyey Xero Bara-kacayaal.
- Jan 18, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Nigeria ayaa si khaldan u duqeeyey xero ay ku sugnaayeen ...
Obama oo cafis u fidiyey Bradley Manning oo Wikileaks u gudbiyey xog sir ahayd.
- Jan 18, 2017
Ninka lagu magacaabo Bradley Manning oo ka tirsnaa ciidanka Maraykanka shaqadiisuna ahayd taxliilinta sirdoonka ...
Daawo USA: Obama oo Maxaabiis hor leh kasii daayey Guwantanamo- (VIDEO).
- Jan 17, 2017
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka kasii dagaya Barack Obama ayaa xabsiga Gawantanamo kasii daayey maxaabiis ...
Daawo Turkey: Ninkii geystay Weerarkii Sanadka Cusub iyo Gabar Somali ah oo lasoo qabtay – (VIDEO).
- Jan 17, 2017
Ciidamada Amaanka ee Turkiga ayaa xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay ninkii ay baadi ...
Diyaarad kusoo dhacday Guryo korkooda Dalka Kyrgyzstan (Sawiro).
- Jan 16, 2017
Diyaarad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku bur-burtay waddanka Kyrgyzstan xilli ay ku sii ...
Daawo France: Shirkii 70 wadan uga hadleen xaalada Falastiin – (VIDEO).
- Jan 16, 2017
Waxaa Axadii shalay magaalada Paris ee dalka France ka dhacay shirweyne ay isugu yimaadeen ...
Boqortooyada Bahrain oo dishay sadex nin oo Shiico ah.
- Jan 16, 2017
Boqortooyada Baxreyn ayaa xukun dil ah Axadii shalay ku fulisay sadex nin oo lagu ...
Syria: Suxufi u dhashay Koonfur Afrika oo la afduubtay.
- Jan 16, 2017
Suxufi sawir qaade ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in ...
Daawo Mali: Shirweynihii Dalalka Afrika iyo France – (VIDEO).
- Jan 15, 2017
Waxaa shalay dalka Mali lagu soo afmeeray Shirweynihii u dhaxeeya dalalka Afrika iyo wadanka ...
Daawo Aljazeera: Barnaamij Sir ah oo laga Diyaariyay Qaabka ay Israel u dhexgasho Siyaasiyiinta EUROPE – (VIDEO).
- Jan 15, 2017
Telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera qeybtiisa Ingiriiska ayaa soo bandhigay qeybtii ugu danbeysay ee ...
Daawo USA: Mudaharaadyo looga soo horjeedo Trump oo ka bilowday Washington – (VIDEO).
- Jan 15, 2017
Magaalada Washington ee caasimada Maraykanka ayey ka bilowdeen banaan baxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha ...
Yaxya Jammeh oo mar kale diiday inuu xilka wareejiyo.
- Jan 15, 2017
Madaxweynaha looga adkaaday doorashada dalka Gambia ka dhacday dabayaaqadiis sannadkii hore, ayaa ku gacan-sayray ...
Tartanka Koobka Qaramada Afrika oo billowday.
- Jan 14, 2017
Dalka Gabon waxaa ka billowday tartanka Koobka Qaramada Afrika oo ah tartanka ugu weyn ...
Daawo Ivory Coast: Militariga Gadoodka sameeyey oo ogolaaday Wadahadal – (VIDEO).
- Jan 14, 2017
Ciidamada Militariga dalka Ivory Coast ee gadoodka sameeyey ayaa aqbalay heshiis kadib markii loo ...
Daawo Turkiga: Baarlamaanka oo gacan iskula tagay kadibna cod u qaadaya Dastuurka – (VIDEO).
- Jan 14, 2017
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in ...
Cabdi Warsame oo mar kale u sharraxan guddoomiyaha degmada 6 -aad ee Minneapolis.
- Jan 14, 2017
Guddoomiyaha degmada 6 -aad ee magaalada Minneapolis ee dalka Marekanka, Cabdi Warsame ayaa ku ...
Daacish oo burburisay Buundooyinkii Magaalada Mosul ee Wadanka Ciraaq (Sawiro).
- Jan 13, 2017
Kooxda Xagjirka ah ee Daacish ayaa lagu soo waramayaa inay maanta oo Jimce ah ...
Aktarka Hindiga ah ee Sunil Shetty (Balwaan) oo sheegay inuu booqanayo Soomaaliya.
- Jan 13, 2017
Jilaaga reer Hindiya ee Sunil Shetty oo ay Soomaalida ugu yeeran Balwaan ayaa sheegay ...
Dawlada UK oo Dalal badan Lacag si toos ah dadka saboolka u siinaysa.
- Jan 13, 2017
Wasiirada ayaa lagu dhiiri galiyay inay balaariyaan barnaamij ay lacag ku siiso UK dadka ...

WARARKA MAANTA

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...
DHAGEYSO: Nin haraad iyo Gaajo darteed ugu dhintay Degaanka Bacaadweyn..
- Jan 20, 2017
Qof ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah oo ku noolaa Degaanka Bacad-weyn ee ...
Puntland oo Gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
- Jan 19, 2017
Ciidamada Ammaanka ee gobolka Nugaal, waxaa u suuragalay inay gacanta ku dhigaan sarkaal sare ...
Maamulka Gobolka Bari oo Qurba-joogta siinaya Dhul Bilaash ah oo Lacag la’aan ah.
- Jan 19, 2017
Maamulka gobolka Bari wuxuu sheegay in la soo dhaweyn doono qurba-joogta Puntland iyo kuwa ...
105 kamid ah Xildhibaannada cusub ee Soomaaliya oo sita Basabooro Dalal kale
- Jan 19, 2017
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya saddex meelood labo ka mid ah waxaa ay wataan basabooro ...
DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo Balan qaaday inuu Kafaala qaadayo Gabadhii lagu kufsaday Galdogob (Video).
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa kafaalo qaaday daryeelka Gabadhii kufsi wadareedka loogu ...
Digniin ay soo saartay Itoobiya oo Sheegtay hadii Madaxweyne loo doorto Beesha Daarood inay Somaaliya Burburayso.
- Jan 19, 2017
Cilmi baaris ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka ...
Shaqsiyaad Caan ah oo isku soo sharaxaya Xilka Madaxweynaha Galmudug (Magacyada).
- Jan 19, 2017
Xog ay heshay Wakaalada ShacabkaPuntland.com ayaa waxaa ay tilmaameysaa in Xilka Madaxweyanha Maamulka Galmudug ...
​Xildhibaanada Galmudug oo diiday inay la kulmaan Wafdiga kasocda Barlamanka DFS iyo Odowaa oo waji gabax kala kulmay.
- Jan 19, 2017
Xildhibaanada golaha shacabka maamulka Galmudug, ayaa diiday inay la kulmaan wafdi heer Barlaman ah ...
Diyaarad ka dhooftay Muqdisho oo arrin la yaab leh ku qabsatay Garoonka Wajeer (AKHRISO)
- Jan 19, 2017
Rakaab ay diyaarad ka qaaday magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Nairobi ayaa xaalad la ...
Daawo Cadaado: Baarlamaanka Galmudug oo shaaciyey shuruudaha murashaxiinta Madaxweyne – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Xildhibaanada Galmudug oo kulamo ay weli uga socdaan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ...
Agaasimaha Laanta Socdaalka gobolka Bari oo Garowe lagu xiray.
- Jan 19, 2017
Agaasimaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed ayaa maanta Garowe ...
​Doorashada Somaliland oo dib loo dhigay.
- Jan 19, 2017
Axsaabta siyaasadda Somaliland, ayaa isku raacay in muddo lix bilood ah dib loo dhigo ...
Dhagayso: Booliiska Garoowe oo ka warbixiyey Dad ay u soo xireen Haweeney Maanta dhaawac culus loogu geystay Magaalada Garowe.
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe Dhamme Maxamuud Muuse Bile (Fardo-fuul) oo galabta la ...
Daawo: Sheekh Shariif oo sheegay inuu yahay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya (Video).
- Jan 18, 2017
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka soo degay garoonka ...
Wabiga Shabeelle oo Biyo laga waayay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya.
- Jan 18, 2017
Wabiga Shabeelle ayaa mar kale ka guray deegaannada u maro ee koonfurta Soomaaliya, sida ...
Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Sacuudiga.
- Jan 18, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada ...
Muqdisho: Jawaari oo La Kulmay Safiirada Sacuudiga iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya- (Sawiro).
- Jan 18, 2017
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari  ayaa magaaladda Muqdisho xafiiskiisa ku qaabilay safiirka ...
yaa u Gar-naqi doona Damuljadiid iyo Galmudug.? (VIDEO).
- Jan 18, 2017
Maalintii shalay ayey ahayd markii ciidamada NISA ee sida gaarka ah uga amar qaata ...
Waaa sidee xaaladda guud ee magaalada Bosaso?.
- Jan 18, 2017
Xaaladda magaalada Bosaso ayaa ah mid degan, kadib markii shalay lagu dilay labo ka ...
Daawo: Siilaanyo oo muujiyey in talada Somailand gacantiisa ku jirto – (VIDEO).
- Jan 18, 2017
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa booqasho kedis ah ku tegey qaar kamid ...
Taageerada iyo rajada Cumar Cabdirashiid oo si weyn kor ugu kacdey.
- Jan 18, 2017
Taageerada uu helayo murashaxa madaxweynenimo ee Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’areka ayaa kor u sii ...
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo mooshin ka diyaarinaya Shariif Sakiin.
- Jan 18, 2017
Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay xilka uga qaadayaan Madaxweynaha ...
Dhagayso: Prof Cabdirisaaq Cismaan: “Anigu uma sharaxani guddoomiyaha aqalka sare waa Been la faafiyay”.
- Jan 18, 2017
Mudane Cabdirisaaq Cismaan Juurile ayaa ka hadley warar maalmihii u danbeeyey Muqdisho lagu dhex ...
Al-Shabaab oo dil toogasho ah ku fuliyey maxbuus Uganda u dhashey.
- Jan 18, 2017
Ururka al-Shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyey askeri u dahshey dalka Uganda oo ...

ADVERTISEMENT

DHAGAYSO WARAYSIYADA

DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...
DHAGEYSO: Nin haraad iyo Gaajo darteed ugu dhintay Degaanka Bacaadweyn..
- Jan 20, 2017
Qof ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah oo ku noolaa Degaanka Bacad-weyn ee ...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo codsatay in gurmadka Biyo dhaamiska ee la wado lagu hormayo dadka kusoo barakacay Deegaanada Puntland …
- Jan 15, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo si rasmi ah u dahfuray ...
DHAGEYSO: Kulan dhex maray Musharixiinta Xilka Madaxtimo iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka, maxaase kasoo Baxay Kulankaas ..
- Jan 15, 2017
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya oo la kulmay ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Cosoble oo si kulul u weeraray Xasan Sheekh Max’uud…
- Jan 14, 2017
Xildhibaan Cali Cabdullaahi Cosoble oo hory ugu tartamay Madaxweyne-nimada Soomaaliya codad gaaraya 31 codna ...
DHAGEYSO: 99 Xildhibaan oo ku dhawaaqay in ay doortaan hoggaan cusub…
- Jan 14, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ku guuldareystay hoggaanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ...
DHAGEYSO: Heshiis laga gaaray xiisado ka jira Galgaduud
- Jan 12, 2017
Degaanka Gadoon oo dhowr iyo 30-KM ujira Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa ...
DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas oo yiri waan ka xishooday inaan xaflad Qabsado sanadkaan Puntland oo Xaalado adag ka jiraan….
- Jan 10, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali 'Gaas' oo haatan booqasho ku jooga degmada Qandala ...
DHAGEYSO: Maxaa saakay ka cusub Gaalkacyo Dowlada Puntland oo howlgallo ka bilowday Magaalada…
- Jan 9, 2017
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug  Maxamed Ciise Warsame oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay ...
DHAGEYSO: Khudbado maanta laga dhageysan doono Musharaxiinta u tartamaya Gudoonka Baarlamaanka…
- Jan 8, 2017
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu Wadaa in ay Khudbadaha Musharaxnimo ka dhageystaan ...
DHAGAYSO WARBIXIN: kumanaan Reer-Guuraaga ah oo ka yimid Somaliland Iyo Kililka Shanaad oo gaaray Puntland Iyo Caqabado Cusub oo lasoo daristay….
- Jan 7, 2017
Kadib abaar aad u daran oo Sanadkaan Soomaaliya halleeshay ayaa waxaa roob aan badnayni ...
DHAGAYSO: War yaab leh ciidamo xasuuq u gaystay dhaliyaro xoola dhaqata iyo Geelii ay la joogeen….
- Jan 7, 2017
Sida ay warbaahinta u sheegeen dadka degaanku Ciidanka AMISOM ayaa dilay dhaliyo  xoola dhaqataa iyo ...
DHAGEYSO: Dagaal ka dhan Xasan Sheekh oo looga dhawaaqay Magaalada…
- Jan 7, 2017
Odayaal iyo waxgarad kulan aan caadi aheyn maanta ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa waxaa ...
DHAGEYSO: Ciidanka Xooga Dalka Somaliya oo dhigtay isbaarooyinkii Qabqab layaasha ayagoo Gaadiidka baad ka qaadaya….
- Jan 7, 2017
Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ciidanka xoogga dalka ...
DHAGEYSO: Musharax Cali Xaaji Warsame oo fariin culus u diray Barlamaanka Cusub ee Soomaaliya….
- Jan 6, 2017
Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u sharaxan qabashada xilka Madaxtinimo ee ...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo ka hadlay is qab qabsiga Hay’adaha Dowladda…
- Jan 6, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay is qab ...
DHAGEYSO: Dagaal Culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa ayaa ka socda Deegaaanka Garasweyne….
- Jan 3, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaanka Garasweyne oo  25 u jira Magaalada Xudur ee xarunta ...
DHAGEYSO: Mucjiso weyn oo lagu arkay Puntland iyo dadka oo isagu soo baxay Dagmada….
- Jan 3, 2017
Degmada Godobjiraan iyo meelo badan oo ay Garoowe ka mid tahay ayaa lagu arkay ...