Boqorada Sweden ayaa sheegtay in Guriga Boqortooyada uu ku jiro Reer Aakhiraad.

Boqorada Silvia ee Dalka Sweden ayaa dokumentariga laga sameeyay ku sheegtay inaysan ka baqyn reer aakhiraadka booqashada ku imanaya.

Boqorada Sweden Silvia ayaa aaminsan in guriga Boqortooyada ay joogaan reer aaqkhiraad, sida uu sheegay dekumantari laga sameeyay oo telefishinka laga sii daynayo maalinta khamiista.

Waxay sheegtay inay la degan tahay guriga boqortooyada ee Drottningholm “saxiibo reer aaqiraad ah.”

“Waa wax fiican. Laakiin cabsi ma jirto” ayay sheegtay.

Guriga oo u dhow Stockholm oo la dhisay qarnigii 17-aad, ayaa waxaa degan boqorada iyo ninkeeda boqorka Carl XVI Gustaf.

Dokumentariga Drottningholm, guriga boqortooyada, waxaa sameeyay telefishinka Sweden ee SVT.

“Mararka qaarkood waxaad dareemaysaa inaadan kaligaa ahayn” ayay boqorada u sheegtay filin qaadayaasha, iyadoo ku adkaysanaysa in reer aakhiraadka la nool ay yihiin “saaxiibo fiican”.

Dekumentariga ayaa ka hadlaya nolosha boqortooyada ee Guriga Drottningholm.

Boqorada Silvia iyo boqorka Carl ayaa is guursaday 1976

Boqorada Silvia, 73 jir, ayaa guursatay Boqorka Carl 40 sano ka hor, waana boqoradii ugu waqtiga dheereed ee Sweden.

Waxaa dhalay aabe ganacsade Jarmal ah iyo hooyo reer Brazil ah.

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...