Marekankan oo war ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya.

Dowladda Marekanka ayaa ka hadashay hannaanka loogu diyaar-garoobayo doorashada guddoonka baarlamaanka iyo mida madaxweynaha Soomaaliya ee la filayo dhawaan inay dhacdo.

Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha Bulshada ee Dowladda Mareykanka John Kerry ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay wax lagu farxo in ay tahay in la mudeeyo waqtiga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa, isagoo sidoo kale ku baaqay in la soo da dejiyo Doorashada Madaxweynaha.

Sidoo kale Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay Musuq maasuqa baahsan ee ka jira Doorashada Soomaaliya, waxaana uu Madaxda Qaranka ugu baaqay in ay ilaaliyaan dhaqanka hufan ee lagama maarmaanka ah, si loo dhameystiro kuraasta ka harsan Baarlamaanka.

War-saxaafadeedka waxaa kalo looga tacsiyeeyay qaraxyadii 02-dii Bishan lagu weeraray Hotel Peace oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, kaas oo Mas’uuliyadiisa ay sheegteen Shabaab, waxaana uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ugu dambeyntii, Maraykanka waxa uu sheegay in uu joogteynayo taageerada adag ee Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya, si Doorashada Soomaaliya inta ay socoto looga hortago arbushaad dhacda.

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Maxamed Carte iyo Safiirka Britian oo kawada hadley Shirka Soomaaliya 2017 ee London.
- Feb 20, 2017
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay ...
Dhagayso: Agaasimaha Xanaanada Xoolaha Puntand oo difaacay kiiska Daawada dhacdey.
- Feb 20, 2017
Maalintii Axadda warbaahinta Shacabka  ayaa daabacdey kiis la xiriira ol-olihii u danbeeyey ee lagu ...
Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Muqdisho – (VIDEO).
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa xalay cusbitaalka Madiina ku booqdey dadkii ku ...
Madxweyne Farmaajo oo Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay Soo Sheega Waxaan Siineynnaa Boqol Kun oo Dollar.
- Feb 19, 2017
Madxweyne Farmaajo Ayaa Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay ...
Norway oo 7 Million Dollar ugu deeqday Abaaraha Somalia.
- Feb 19, 2017
Dowladda Norway ayaa sheegtay in Somalia ay ugu deeqday lacag gargaar ah, oo lagu ...
General Koofi oo Garowe lagusoo dhaweeyay.
- Feb 19, 2017
Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Somalia General Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo ...
Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray Hay’adaha Garsoorka iyo Maaliyadda (SAWIRRO).
- Feb 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha ...