Daawo: Qabowga iyo Barafka ku habsaday qeybo kamid ah qaarada Yurub – (VIDEO).

Waqooyiga iyo bartamaha Qaarada Yurub ayaa maalmahan laga dareemayaa Qabow iyo isbedal dhanka cimilada ah.

Waqooyiga Yurub ayaa kamid ah goobaha sida weyn looga dareemayo qabowgan oo meelaha qaarkood gaaray -45 sida waqooyiga dalka Finland. Wuxuu sidoo kale baraf ka da’ay qaar kamid ah dalalka bartamaha iyo koonfurta Yurub sida Bosnia iyo Itaaliya.

Gobalada ku yaal bartamaha dalka Italy oo dhamaadkii sanadkii hore ka dhacay dhulgariir ayaa kamid ah deegaanada uu ka da’ay barafka.

Cimiladan sii xumaaneysa ee xiliga Jiilaalka (Winter ) ayaa la filayaa inay sii socoto todobaadyada soo socda.

Qabowgan ka jira Yurub ayaa kusoo beegamaya xili dalal Badan oo ku yaal Qaarada Afrika ay hayaan abaaro iyo biyo yaraan baaxadleh.

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...