Maraykanka oo Listiga Argagaxisada ku daray Wiilka Osama Bin Ladin.

Xamsa Osama Bin Ladin ayey dowlada Maraykanka ku dartay listiga dadka kamidka ah kooxaha argagaxisada oo ay baadi goobeyso.

Wiilkan uu dhalay hogaamiyihii hore ee kooxda Al Qacida ayaa muddooyinkii danbe kasoo muuqanayey filimaan ay shaacisay kooxda Al Qacida oo lagu dhiiri gelinayo la dagaalanka Maraykanka iyo xulafadiisa.

Wiilkan ayaa lagu arkay labo filim oo ay Al Qacida shaacisay sanadkii 2015 iyo 2016, aflaaamtaasi oo ahaa kuwo loogu talo galay taageerayaasha kooxdaasi oo loogu baaqayey inay weeraro la beegsadaan Maraykanka.

Maraykanka ayaa u arka Wiilkan uu dhalay Osama Bin Ladin mid loo diyaarinayo inuu mustaqbalka kamid noqdo hogaanka kooxdaasi.

Xamsa ayaa kamid ah 20ka caruur ee uu dhalay Osama bin Ladin, balse lagu sheego inuu ahaa wiilkii uu ugu jeclaa hogaamiyaha Al Qacida, waxaana wiilkan laga kaxeeyey aabihiis Osama xili uu da’a yaraa si loo soo tababaro.

Maraykanka ayaa bishii May ee sanadkii 2011 weerar ka dhacay gudaha dalka Pakistan ku dilay Osama Bin Ladin sida ay sheegeena meydkiisa u tuuray badda Carbeed.

 

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...