Dowladda Shiinaha oo dhiseysa jid Tareen oo isku xiraya Soomaaliya iyo Kenya.

Dowladda Shiinaha ayaa doonaysa in la’arko tareenkii ugu horreeyay oo ka shaqeynaya Soomaaliya, sida lugu baahiyay CNN TV.

Shiinaha ayaa hadda ku howlan dhismaha waddo tareen oo isku xiriirinaysa magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya iyo magaalo xeebedka Lamu ee dalka Kenya.

Musharaacan waxaa ka shaqeyn doono shirkaddo dalka Shiinaha laga leeyahay, waxaana lugu sheegay inuu qayb ka yahay mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado dowladda Shiinaha wadamada ku yaalla bariga qaarada Africa, waxaana ku baxaya balaayiin doollar.

Tareenkan wuxuu u muqda inuu hareer mari doono badweynta hindiya.

Qorshahan wuxuuse imaanaya xilli bishii octobar ee sanadkii la soo dhaafay Shiinaha uu daah-furay dhismaha waddo tareen oo isku xireysa wadamada Itoobiya iyo Jabuuti.

Wax badan oo faah faahin ah lagama hayo qorshaha laga leeyahay dhismaha jidka tareen ee isku xiraya magaalada Kismaayo iyo Lamu, lamana caddeyn xilliga la dhisayo wadada tareenka.

Waddadaasi oo dhererkeeda uu gaarayo 750-Km ayaa waxaa ku baxay dhaqaalo gaaraya 4 bilyan oo doollar.

Hadda lama oga sida uu suragal ku noqon doona hindisaha ah in la helo waddo tareen oo isku xiraya magaalooyinka dekadaha leh ee Kismaayo iyo degmada Lamu, qorshahan wax fudud ma noqon doona, dowladaha Kenya iyo Soomaaliyana wali ma aysan sheegin jiritaanka warkan.

 

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...