Muqdisho: Doorashadda Guddoonka Barlamaanka Federaalka oo Bilaabatay.

Doorashadda guddoonka Barlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhweyd si toos ah uga bilaabatay Xarunta gollaha shacabka ee  magaaladda Muqdisho, halkaasi oo lagu dooran doono guddoomiyaha cusub ee barlamaanka afarta sanno ee soo socoto

In kabadan 250 xildhibaan ayaa soo xaadiray doorashadda guddoonka barlamaanka, waxayna kala dooran doonaan Afar murashax oo u taagan xilka guddoomiyaha barlamaanka oo kala ah Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Cabdirashiid Maxamed Xiddig, , Cabdifitax Maxamed Geesey iyo  Idiris Cabdi Dhakhtar.

Dhinac kale, Doorashadda oo toos looga daawanayo meel badan oo adduunka ayaa sidoo kale waxaa la dooranayaa guddoomiye kuxigeenadda barlamaanka oo ay u sharaxan yihiin in ka badan 16 xildhibaan ayaa waxaa ka dhex jira loolan adag oo u dhexeeya xildhibaanada tartamaya iyo kuwa taageersan.

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Maxamed Carte iyo Safiirka Britian oo kawada hadley Shirka Soomaaliya 2017 ee London.
- Feb 20, 2017
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay ...
Dhagayso: Agaasimaha Xanaanada Xoolaha Puntand oo difaacay kiiska Daawada dhacdey.
- Feb 20, 2017
Maalintii Axadda warbaahinta Shacabka  ayaa daabacdey kiis la xiriira ol-olihii u danbeeyey ee lagu ...
Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Muqdisho – (VIDEO).
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa xalay cusbitaalka Madiina ku booqdey dadkii ku ...
Madxweyne Farmaajo oo Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay Soo Sheega Waxaan Siineynnaa Boqol Kun oo Dollar.
- Feb 19, 2017
Madxweyne Farmaajo Ayaa Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay ...
Norway oo 7 Million Dollar ugu deeqday Abaaraha Somalia.
- Feb 19, 2017
Dowladda Norway ayaa sheegtay in Somalia ay ugu deeqday lacag gargaar ah, oo lagu ...
General Koofi oo Garowe lagusoo dhaweeyay.
- Feb 19, 2017
Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Somalia General Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo ...
Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray Hay’adaha Garsoorka iyo Maaliyadda (SAWIRRO).
- Feb 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha ...