Xildhibaan Cawad oo Mar kale Noqday Guddoomiye K/xigeenka 2aad ee Barlamaanka.

Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad ayaa mar kale noqday guddoomiye k/xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka, ka dib markii uu cod aqlabiyad ah uu kaga guulaystay xildhibaan C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegay in xildhibaan Cawad ayaa wareegii labaad ee doorashada helay codad gaaraya 170, halka murashixii kula tartamayay jagada  uu helay codad ku dhow  60, taasi oo ka dhigaysa inuu mar kale si aqlabiyad ah ugu guulaystay inuu noqdo guddoomiye k/xigeenka Labaad ee Barlamaanka.

Guud ahaan 259 xildhibaan ayaa soo xaadiray maanta, waxaana Musharixii guuleysanaya  looga baahnaa inuu helo codadka 139 oo ka mid ah xildhibaanada baarlamanka.

Gabagabadii, xildhibaan Cabdiweli Muudeey ayaa ku guulaysta Gudoomiye K/xigeenka 1aad ee Barlamaanka , isagoo ka adkaaday Faarax Sheekh  Cabdiqaadir oo xulafo dhow yihiin madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Xasan shiikh Maxamuud.

Natiijadda Codadka ay kala helaan Labad Guddoomiye K/xigeen Goor dhow Filo

 

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...