Madaxweyne Obama oo Abaal-marin ugu sareysa Marekanka siiyay Ku-xigeenkiisa.

Madaxweynaha xilka ka degaya ee Marekanka, Barack Obama wuxuu guddoonsiiyay ku-xigeenkiisa, Joe Biden biladda xorriyada oo ah bilad tan ugu sareysa ee uu madaxweyne Mareykan ah qof siiyo.

Munaasabad xalay ka dhacday aqalka cad ee Marekanka ayuu u Obama si kadis ah u siiyay Joy Biden oo isaga oo yaaban isla markaana qiireysan gudoomay biladan.

Madaxweynaha wuxuu sheegay ku-xigeenkiisa inuu bilaadan ku helay shaqada dheer ee muddada tobanka sanno ah uu usoo hayay wadankiisa.

Madaxweyne ku-xigeenka Marekanka,Joe Biden oo ay ilmo ka socota ayaa dhankiisa u mahadceliyay mahadceliyey qoyskiisa iyo madaxweyne Obama.

Obama oo ah madowgii ugu horreeyay ee Marekanka madaxweyne ka noqda wuxuu xilka wareejinaya 20 bishan Janaayo, laakin wuxuu ka tagaya Aqalka cad dadka Marekanka oo wada-jacel.

 

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Maxamed Carte iyo Safiirka Britian oo kawada hadley Shirka Soomaaliya 2017 ee London.
- Feb 20, 2017
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay ...
Dhagayso: Agaasimaha Xanaanada Xoolaha Puntand oo difaacay kiiska Daawada dhacdey.
- Feb 20, 2017
Maalintii Axadda warbaahinta Shacabka  ayaa daabacdey kiis la xiriira ol-olihii u danbeeyey ee lagu ...
Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Dhaawacyada Qarixii Muqdisho – (VIDEO).
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa xalay cusbitaalka Madiina ku booqdey dadkii ku ...
Madxweyne Farmaajo oo Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay Soo Sheega Waxaan Siineynnaa Boqol Kun oo Dollar.
- Feb 19, 2017
Madxweyne Farmaajo Ayaa Caawa Mar kale Ku Celiyay, Ballanqaadkiisi Ahaa Qofki Gaari Qarax Saaranyahay ...
Norway oo 7 Million Dollar ugu deeqday Abaaraha Somalia.
- Feb 19, 2017
Dowladda Norway ayaa sheegtay in Somalia ay ugu deeqday lacag gargaar ah, oo lagu ...
General Koofi oo Garowe lagusoo dhaweeyay.
- Feb 19, 2017
Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Somalia General Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo ...
Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray Hay’adaha Garsoorka iyo Maaliyadda (SAWIRRO).
- Feb 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha ...