Puntland oo ku dhawaaqday fursad lugu cafinayo xubnaha ka soo tanaasula ururada Al-Shabaab iyo Daacish

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay fursad uu sheegay dowladda inay siineyso dagaallamayaasha iyo xubnaha ka tirsan kooxaha Al-Sahabab iyo Daacish, kuwaaso ku sugan Puntland.

Wuxuu sheegay dowladda inay wadeyso dagaalka kooxaha nabadda ka soo horjeeda, isagoo inta raaciyay in cid walba oo ka soo tagaysa kooxaha ay fursad siin doonan.

Madaxweynaha ayaa sheegay fursada ay dowladda soo bandhigtay inay tahay mid lugu cafinayo xubnaha ka soo tanaasula fikradaha xagjirka ah ee ururada Al-Shabaab iyo Daacish.

“Dowladda waxaa ay ku celinaysa inay cafis u fidinayso xubnaha ka soo tanaasula fikradaha xagjirka ah ee ururada Al-Shabaab iyo Daacish, si nolashooda caadiga ah ay usoo ceshtaan,”ayuu yiri madaxweyne Gaas.

Madaxweynaha wuxuu fursadan ku dhawaaqay xilli uu jeedinayay khudbada sanad laha ah oo u jeediyay isagoo ku sugan magaalada Boosaaso.

 

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...