XOG RASMI AH: RW Sharmaake oo Malaayiin Dollar ka gudoomay dawladda Imaaraatka Carabta & Dagaal rasmiga ah oo ka bilowday Muqdisho…

Ra’iisulwasaare Cumar

Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dadaal adag ugu jira sidii uu ku noqon lahaa Madaxweynaha dawladda cusub ee Soomaaliya, isagoo nooc kasta oo taageero ah ka helaya dawladdaha caalamka qaarkood, gaar ahaana dawladda Imaaraatka Carabta.

Warar ku dhaw dhaw Mr, Sharmaake ayaa xaqiijinaya in uu ka helay dawladda Imaaraata Aduun lacageed oo fara badan, kaas oo saameyntiisa laga dareemayey doorashadii u dambeysay ee guddoonka baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya.

Mr, Sharmaake ayaa ciyaaray yool kasta oo uu ku gaari karroo Madaxweyne-nimada Soomaaliya, wuxuuna dagaal adag la galayaa Madaxweynaha magacaabay Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararku waxay sheegayaan in lacagta uu hadda haysto Sharmaake ay ka badan tahay middii hory loo saadalinayey, waxaana kal hor lagu gudoonsiiyey dalka Kenya lacag gaaraysa 27$ Malyan oo dollar, taas oo loogu talo-galey in uu kula dagaalamo Cabdirashiid Maxamed Xidig.

Qorshaha koowaad ayaa meelmar ka noqday dhinaca baarlamaanka Soomaaliya, markii ay codkooda si aqlabiyad ah ku soo saareen Prof Maxamed Sh Cisaan Jawaari oo kamid ahaa raggii ay taageertay dawladda Imaaraatka Carabtu.

Kala xod-xodashada Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa meel sare gaartay, waxaana lafilayaa in ay dhinacyada Siyaasiintu Lacag fara badan galiyaan codadka Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...