DHAGEYSO: Xildhibaan Cosoble oo si kulul u weeraray Xasan Sheekh Max’uud…

Xildhibaan Cali Cabdullaahi Cosoble oo hory ugu tartamay Madaxweyne-nimada Soomaaliya codad gaaraya 31 codna ku taageeray Xasan Sheekh Maxamuud kal horre ayaa si adag hadda u cambaareeyey Saaxiibkiisii Siyaasadeed ee shalay.

Cosoble ayaa kusifeeyey go’aankii ay Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ku diideen doorashada Faarax Cabdulqaadir fariin loo diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Mr, Cosoble ayaa sheegay in ay taasi muujinayso heerka ay Xildhibaanada baarlamaanku ka taagan yihiin kooxda Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna cadeeyey in ay doonayaan Isbedel macno u leh Ummadda Soomaaliyeed.

Mar la weydiiyey cidda ay dooran doonaan, wuxuu sheegay in ay dadaalkooda oo dhan mideyn doonaan oo ay soo saari doonaan musharax u qalma Ummadda ay dagaaladu la dageen ee Soomaalida.

HALKAAN KA DHAGAYSO

Nagala Soo Xiriir Shacabkapuntland@gmail.com

WARARKII UGU DANBEEYAY

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.
- Jan 20, 2017
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si ...
Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!
- Jan 20, 2017
Maanta oo Jimce Ah waxaa Go'aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan ...
Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka ...