CAAFIMAAD

Kansarka xaniinyaha oo daawo cusub loo helay.

Habka shucaac ku daaweynta kansarka xaniinyaha waa hurmar dhab ah. Dhakhaatiirta ayaa ku tilmaamay daaweyn cusub ee waqtiga hore inta uu cusub yahay kansarka xaniinyaha

Continue Reading »

Qeybta CAAFIMAAD

Dadka Afrikaanka ah 46% ayaa dhiig-kar qabaan.

Cabdidda khamriga iyo sigaarka iyo cuntada oo aad loo cuno ayaa sare u qaada halista loogu jiro in cudurka la qaado. Cilmi baaris ay samaysay

Continue Reading »

CAAFIMAAD Archives

Dadka jira 50 ilaa 70 ayaa lagula talinayaa inay u fiican tahay inay shaqeeyaan
- Dec 12, 2016
Sarkaal sare ee caafimaadka ayaa ku baaqday in dadka da'dooda tahay 50 ilaa 70 ay sii wadaan shaqada si ay caafimaad u helaan. Warbixin cusub oo soo baxday oo ku saabsan ...
Cilmi baaris Cusub: Xiriirka Jacaylka iyo Caafimaadka maskaxda ayaa ah ‘furaha farxadda’
- Dec 12, 2016
Warbixinta ayaa ku talinaysa in dowladda ay u baahan tahay in xooga la saaro farxada dadka Caafimaadka maskaxda iyo inaad leedahay qof ku jecel ayaa dadka u keena farxad ka badan ...
Halista cabida sigaarka dadka qaba cudurka macaanka (Sonkorowga).
- Nov 27, 2016
Inkastoo sigaarka uu aad ugu daranyahay caafimaadka, waxaa intaa dheer in dadka sokorowga qaba ay usii dheertahay khatarta dhimashada sida lagu xaqiijiyay cilmi baaris cusub. Dadka sigaarka badan caba oo sidoo ...
Isbadalada ku dhaca dumarka xiliga caadada ka hor
- Oct 29, 2016
In badan oo kamid ah dumarka ayaa dareemo isbadalo ku yimaado dhanka dabeecadda iyo waliba xanuunka xiliga caadada Isbadalka xilligan waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa “Premenstrual sydrome” loona soo gaabiyo ...
Faaiidooyinka subaga idaha
- Oct 29, 2016
Soomaalida oo inta badan xoolaha siyaabo kala duwan ugu faaiideysta waxaana hada marba marka ka danbeysa lasii fahmayaa faa iidooyinka ay xoolaheenu leeyihiin waxaan halkaan idiinku haynaa faa iidooyinka subaga ...
Daraasad cusub oo soo jeedisay in qaadista miisaanka ay kordhiso caqliga maskaxda
- Oct 25, 2016
Baaritaan cusub oo lagu sameeyay dadka qaba calaamadaha cudurka maskaxda ama dhaawaca iyo calaamadaha cudurada xasuusta dila ayaa soo jeedineysa in hadii si joogto ah jiimka loo galo ama loo ...
Liin dhanaanta oo Dawo u ah Buurnida iyo Cudurrada ay sababto Buurnidu.
- Oct 16, 2016
Liin dhanaanta iyo liin-macaanta oo can ku ah faytamiin C-ga, loona adeegsado in la isaga saaro hargabka, ayaa waqtigan si rasmi ah loo ogaaday in lagaga hortagi karo buurnida iyo ...