MAQAALLO

XOG: Saldhiga Imaaratiga ee Berbera iyo Dagaalka Badda Cas.

Mid kamid ah Maraakiibta Dagaalka ee IRAN oo ku sugan Badda Cas. Waxaa todobaadkan labada Aqal ee Somaliland si wadajir ah u ansixiyeen qorshaha Dowlada

Continue Reading »

Qeybta MAQAALLO

Dimuquraadiyada Somaliland iyo Xoriyad La’aanta Halkee iska qabsan la’a yihiin?.

Waxaa Madaarka magaalada Hargeysa lagu xiray mid kamid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed Cabdimaalik Muse Coldaan oo kamid ah suxifyiinta kasoo jeeda Somaliland ee caanka ka ah

Continue Reading »

MAQAALLO Archives

Cadde Wuxuu Ahaa Cadde [Maqaal].
- Feb 14, 2017
Anigu waxaan maqlay aniga oo yar , waxaan arkay anigoo ardey ah waxaana bartay aniga oo ah weriye socod barad ah, isagoo ah Madaxweynaha Puntland ayaan dhowr jeer wareystay anigoo idaacad ...
Mudane Xildhbaan Adigoo intaan Xasuusan Codkaaga Bixi.!
- Feb 8, 2017
Dhamaan umadda soomaaliyeed waxa ay indhaha ku hayaan 8 bisha Febraury doorashada madaxtinimo ee maanta la asteeyey inay ka dhacdo Muqdisho. Waxaa jira waxyaabo badan oo bulshadu niyada ku hayso ...
Daawo XOG CUSUB: Xasan Shiikh iyo Shirkada ENI iyo Kenya oo kuwada jiray heshiiska Biyaha Soomaaliya (VIDEO).
- Feb 4, 2017
Biyaha Soomaaliya oo ay Kenya sheeganeyso ayaa waxaa qandaraas loo siiyey baaritaanka batroolka shirkada ENI oo laga leeyahay Talyaaniga, shirkadaasi ayaa sidoo kale gorgortan hoose u socday Xafiiska Xasan Shiikh ...
Daawo: Waa maxay Sababta ay Itoobiya ku doonayso in Xasan Sheekh mar kale lasoo doorto.? (Video). Faallo.
- Feb 2, 2017
Waxaa maalmaha soo socda caasimadda dalka ka dhacaysa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ah markii labaad ee ay ka dhacdo Muqdisho tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya, oo loo dhisey ...
Daawo: Maxaa Laga Filan Karaa Go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Soohdinta Badda ee Soomaliya iyo Kenya -(VIDEOS).
- Feb 1, 2017
Maxkamadda Caalamiga ah ee fadhigeedu yahay magaalada The Hague ee dalka Holland ayaa maalinta berri ah ee ku beegan Khamiista ku dhawaaqeysa go’aan la xiriira muranka soohdinta badda ee Soomaaliya ...
Maxaa Sababay in Lacagta Dollarku Ku Yaraado Suuqyada Soomaaliya? Cilmi Baaris.
- Jan 29, 2017
Baaritaan ay samaysey hay’adda OXFAM ayaa lagu ogaadey in 8 qof oo ka mid ah dadka dunidan maanta ku nool ay la dhaqaale yihiin kala bar dadka dunida ku nool ...
Xildhibaannada Codkooda wuxuu noqon doonaa Jawaabta ugu haboon ee Itoobiya!.
- Jan 28, 2017
{Xasan Sheekh Maxamuud​ wuxuu ugu deeqay Hay’ada CDRC ee Itoobiya 200kun oo dollar si ay usoo Diyaariso warbixinti laga qoray Qabiilada Soomaaliyeed!. Laakiin dadka Abaaraha iyo Gaajada aafeeyeen ee uu ...
Faroole oo Ciidankiisa lasoo galay Xarunta Aqalka sare iyo Dadki meesha ku sugnaa Maxaa kala Qabsaday?.
- Jan 24, 2017
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare, 21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay sugayeen xiliga uu Faroole imaan doono Muqdisho. Waxey aheyd markii Afaraad ee ...

Next Page »