Taariikh

Wax ka Ogow Makhaayadaha ugu Cajiibsan Caalamka!.

Waxaa Jirta Qaabab badan oo Caalamka loo kala Ganacsado taasi waxaa sii in Qof walba uu ka helo qaab uu ku saleeyo Ganacsigiisa Halkaan waxaa

Continue Reading »

Qeybta Taariikh

Taariikhda Magaalada Jowhar.

Jowhar waxa ay Muqdisho u jirtaa 90 Km dhanka Waqooyi . Jowhar waa xarunta gobolka Shabeellada dhexe. Waxaa magaalada dhex marta wadada isku xirta Magaalada

Continue Reading »

Taariikh Archives

Buug laga Qoray Dr. Abdiweli Gaas! Taariikhdiisa iyo Waxqabadkiisa!.
- Jan 2, 2017
Degaamada Puntland waxaa la keenay Buug laga diyaariyay Sooyaalka taariikheed iyo waxqabad ee madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Buugaas oo loogu magacdaray NASRI WADAHA NALKA U SIRAADAY NARUURADII ...
WARBIXIN: Madaxweyne Gaas oo Puntland dibada uga maqnaa 166 cisho sanadkii 2016.
- Jan 2, 2017
Warsidaha Shacabka Puntland oo dib u raacey Safaradii Madaxweyne Cabdiweli Maxamad Cali Gaas kaga baxay Puntland sanadkii 2016 ayaa ogaadey in sanadkii lasoo muddo 6 Billood  ku dhow uu ku maqnaa safaro dibada ...
Shaqsiga sanadka ee Shacabka Puntland: Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
- Dec 26, 2016
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah hoggaamiye dhaqameedyada ugu caansan Soomaaliya ayaa noqday shaqsiga sanadka 2016 ee shabakadda Shacabka Puntland. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ...
Cunsuriyiinta Reer Hargaysa oo Gabar Reer Puntland ah ku Dulmiyay Airportka Hargaysa kana Reebtay Alaabti ay sidatay (Qiso Xanuun badan oo Gabar Reer Puntland ah ay nala wadaagtay).
- Dec 15, 2016
Gabar Reer Puntland ah oo dagan wadan Maraykanka oo ka dhoofaysay Magaalada Hargaysa ayaa noosoo dirtay Qiso ay kala kulantay Airaportka Magalada Hargaysa ayada oo sheegtay in ay kala kulantau Cunsurinimo ...
Maanta oo kale 09/12/1992: marines-ka Mareykanka ayaa ka degay Soomaaliya.
- Dec 9, 2016
Ciidanka Mareykanka ayaa u tagay Soomaaliya hawlgal gargaar Ciidanka Mareyanka ayaa tagay Soomaaliya si ay u taageeraan gargaarka loo fidinayo kumannaan Soomaali ah oo ay macaluul lasoo daristay. Ciidamaddu waxay ka degeen ...
Itoobiya oo u dabaal degaysa Castro iyo Soomaalida oo u ciil qaba taageeradiisi dagaalkii Ogaadenia 1977.
- Nov 27, 2016
Barta Buluuga ah waa meeshi la isku haystay. Guulaha ugu waaweyn ee militariga Fidel Castro-hogaamin jiray ee dalka Cuba ayaa waxa ku kala qaybsan fikradaha u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaalida ka ...
Taariikh nololeedka Fidel Castro Hogaamiyihi Cupa.
- Nov 26, 2016
Fidel Castro Fidel Castro ayaa dalka Cuba hoggaanka u hayay muddo nus qarni ah iyadoo xisbigiisa oo kaliya uu dalkaasi ka talinayay. Xilli shuuciyaddu ay sii dhaceysay caalamka oo dhan, ayaa calanka ...
Inqilaabkii Damul Jadiid.!!! Taariikh
- Nov 22, 2016
Ka hor doorashadii Xasan Shiikh Maxamuud 2012 magaca Dammu Jadiid (Dhiigga cusub) waxa uu ahaa mid ku kooban dad yar iyo qaar kamid ah ururada islaamiga ah, maalmo kadib markii ...

Next Page »