VIDEOS

Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).

Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ah ay xero ku taal halkaas ku xabiseen in kabadan kun

Continue Reading »

Qeybta VIDEOS

DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo Balan qaaday inuu Kafaala qaadayo Gabadhii lagu kufsaday Galdogob (Video).

Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa kafaalo qaaday daryeelka Gabadhii kufsi wadareedka loogu geystay magaalada Goldogob ee gobolka Mudug. Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay

Continue Reading »

VIDEOS Archives

Daawo USA: Barack Obama oo qabtay shirkiisii Jaraa’iid ee ugu danbeeyey – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka degaya Barack Obama ayaa qabtay shirkiisii jaraa’iid ee ugu danbeeyey kahor intuusan xilka Wareejin Jimcaha beri ah. Obama ayaa shirkiisan jaraa’iid uga hadlay arrimo badan oo ...
Daawo Dalka Mali: Weerar Ismiidaamin ah oo lagu dilay in ka badan 60 qof – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo Arbacadii shalay ka dhacay magaalada Gao ee waqooyiga wadankaasi Mali. Waxaa la filayaa in khasaaraha dhimashada ay intaasi kasii badato, ...
Daawo Cadaado: Baarlamaanka Galmudug oo shaaciyey shuruudaha murashaxiinta Madaxweyne – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Xildhibaanada Galmudug oo kulamo ay weli uga socdaan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa bilaabay qaban qaabintii ugu horeysay ee Doorashada Madaxweyne cusub oo bedali doona Cabdikariim ...
Daawo: Madaxweynaha China oo Maraykanka uga digay dagaal Ganacsi – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaweynaha China oo ka qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee World Economic Forum oo ka dhaca magaalada Davos ayaa digniin u diray Dowlada cusub ee Maraykanka. Xi Jinping ayaa sheegay in ...
Daawo Ruushka: Putin oo beeninyey inay sir ka hayaan Trump – (VIDEO).
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka ay warbaahinta caalamka todobaadkan shaaciyeen ee ahaa in sirdoonka Ruushka ay sir ka hayaan Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald ...
yaa u Gar-naqi doona Damuljadiid iyo Galmudug.? (VIDEO).
- Jan 18, 2017
Maalintii shalay ayey ahayd markii ciidamada NISA ee sida gaarka ah uga amar qaata Madaxweynaha Xilka laga qaaday ee Galmudug Cabdikariim Guuleed ay weerar ku qaadeen ciidamada Booliiska ee magaalada ...
Daawo: Siilaanyo oo muujiyey in talada Somailand gacantiisa ku jirto – (VIDEO).
- Jan 18, 2017
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa booqasho kedis ah ku tegey qaar kamid ah Wasaaradaha Somaliland. Siilaanyo oo ay booqashadiisa ku w eheliyaan Wasiirka Madaxtooyada iyo taliyaha Booliska Somaliland ayaa ...
Daawo USA: Obama oo Maxaabiis hor leh kasii daayey Guwantanamo- (VIDEO).
- Jan 17, 2017
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka kasii dagaya Barack Obama ayaa xabsiga Gawantanamo kasii daayey maxaabiis gaareysa 10, kuwaasi oo la sheegay in loo qaaday wadanka Cumaan oo ogolaaday inuu soo dhaweeyo ...

Next Page »