WARARKA

Muqdisho: Hanti Dhowraha Guud oo Ka Digay in La Boobo Hantida Qaranka Xiliga Kala Guurka.

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka digay in hantida qaranka si aan sharci ahayn looga faa’iidaysto xiliga kala guurka  ee dalku ku

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Galdogob: Wajiga Koowaad ee Maxkamadaynta Dhalinyaradii Kufsiga Gaystay oo Maanta dhacday.!!!

Maanta oo Jimce Ah waxaa Go’aamo soo saartay Culimada u xilsaaran Maxkamadaynta Dambiilayaal Dhawaan Degmada Galdogob kufsi ugu gaystay labo gabdhood. Shirka Maanta waxaa si

Continue Reading »

WARARKA Archives

Maxay Itoobiya oogasoo Hor jeedsatay Raisal Wasaare Cumar Cabdirashid inuu Noqdo Madaxwaynaha Soomaaliya?.
- Jan 20, 2017
Warbixinta ay Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay in RW CCC Sharmaake uu noqdo madaxwayne Soomaaliyeed. Waxaase iswaydiin leh maxay Itoobiya ku qoonsatay masuulkiisa? Sababo badan ...
Daawo Arin Naxdin leh: Magaalada Muqdisho Xoolo is-cunay kadib markii loo diiday Cunto iyo Biyo (Video).
- Jan 20, 2017
Wararka aan ka helay Magaalada Muqdisho ee caasumadda Somalia, ayaa sheegaya in niman ganacsato ah ay xero ku taal halkaas ku xabiseen in kabadan kun neef oo Lo' ah muddo ...
Mushaharkii Ciidamada Burundi ee Joogaya Soomaaliy oo Heshiis Laga Gaaray.
- Jan 20, 2017
Ururka Midowga Afrika ayaa si ramis ah ugu dhawaaqay in heshiis laga gaaray mushaharkii iyo gunnooyinkii ka maqnaa Ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM, islamarkaana ayan ka bixin doonin, oo  ...
Wasaaradda maaliyadda Jubbaland oo sheegtay inuu kor u kacay dakhliga sanadkan ee Dawlada Jubbaland.
- Jan 20, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobadlaha ah ee Golaha Xukuumada,waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah. Ajandaha shirka toddobadkan ayaa waxaa ugu weyna warbxin laga sugayay Wasaarada ...
DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare
- Jan 20, 2017
Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka Sare. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta u taagan ...
DHAGEYSO: Nin haraad iyo Gaajo darteed ugu dhintay Degaanka Bacaadweyn..
- Jan 20, 2017
Qof ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah oo ku noolaa Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay in saaka lagu aasay Deegaanka Bacaadweyn , kadib markii xoolihii uu ...
Puntland oo Gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
- Jan 19, 2017
Ciidamada Ammaanka ee gobolka Nugaal, waxaa u suuragalay inay gacanta ku dhigaan sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, sida laga soo xigtay maamulka gobolka. Ninka la qabtay, waxaa lugu tuhmaya ...
Maamulka Gobolka Bari oo Qurba-joogta siinaya Dhul Bilaash ah oo Lacag la’aan ah.
- Jan 19, 2017
Maamulka gobolka Bari wuxuu sheegay in la soo dhaweyn doono qurba-joogta Puntland iyo kuwa Somaaliyeed ee dooneysa inay maalgashi ku sameeyaan magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso. Guddoomiyaha gobolka Bari, Yuusuf Maxamed ...

Next Page »