DHAGAYSO WARAYSIYADA

DHAGEYSO: Liiska Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare

Waxaa la soo gaba gabeeyay Arraaji qabashada Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Aqalka Sare. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa soo gaba

Continue Reading »

Qeybta DHAGAYSO WARAYSIYADA

DHAGEYSO: Nin haraad iyo Gaajo darteed ugu dhintay Degaanka Bacaadweyn..

Qof ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah oo ku noolaa Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay in saaka lagu aasay Deegaanka Bacaadweyn

Continue Reading »

DHAGAYSO WARAYSIYADA Archives

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo codsatay in gurmadka Biyo dhaamiska ee la wado lagu hormayo dadka kusoo barakacay Deegaanada Puntland …
- Jan 15, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo si rasmi ah u dahfuray wejiga labaad ee biyo dhaanka loofidinayo dadka abaaruhu sameyeen ayaa sheegay gurmad kani in uu ka ...
DHAGEYSO: Kulan dhex maray Musharixiinta Xilka Madaxtimo iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka, maxaase kasoo Baxay Kulankaas ..
- Jan 15, 2017
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa kala hadlay xaaladda dalka iyo sidoo kale doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Musharaxiintaan ...
DHAGEYSO: Xildhibaan Cosoble oo si kulul u weeraray Xasan Sheekh Max’uud…
- Jan 14, 2017
Xildhibaan Cali Cabdullaahi Cosoble oo hory ugu tartamay Madaxweyne-nimada Soomaaliya codad gaaraya 31 codna ku taageeray Xasan Sheekh Maxamuud kal horre ayaa si adag hadda u cambaareeyey Saaxiibkiisii Siyaasadeed ee ...
DHAGEYSO: 99 Xildhibaan oo ku dhawaaqay in ay doortaan hoggaan cusub…
- Jan 14, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ku guuldareystay hoggaanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ku dhawaad 100 mudane ay u diyaar garoobeen in isbadel uu ku yimaado hoggaanka Sare ee ...
DHAGEYSO: Heshiis laga gaaray xiisado ka jira Galgaduud
- Jan 12, 2017
Degaanka Gadoon oo dhowr iyo 30-KM ujira Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa xiisado u dhaxeeya Maleeshiyo beeleed wada dega Degaankaasi. Waxgarad is ...
DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas oo yiri waan ka xishooday inaan xaflad Qabsado sanadkaan Puntland oo Xaalado adag ka jiraan….
- Jan 10, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali 'Gaas' oo haatan booqasho ku jooga degmada Qandala ee gobolka Bari, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta  uga hadlay arrimo badan.  Madaxweyne Gaas, ...
DHAGEYSO: Maxaa saakay ka cusub Gaalkacyo Dowlada Puntland oo howlgallo ka bilowday Magaalada…
- Jan 9, 2017
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug  Maxamed Ciise Warsame oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Ammaanka gobolka Mudug ay Howlgallo ay ka wadaan Magaalada Gaalkacyo. Waxaa uu sheegay in ciidanka ...
DHAGEYSO: Khudbado maanta laga dhageysan doono Musharaxiinta u tartamaya Gudoonka Baarlamaanka…
- Jan 8, 2017
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu Wadaa in ay Khudbadaha Musharaxnimo ka dhageystaan Musharaxiinta u tartameyso Xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa. Sidoo kale Waxaa isla maanta lagu wadaa Maamulka ...

Next Page »